Wasiirka Isgaarsiinta Oo Ka Qeybgalay Doorashada Hoggaanka Ururka Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah Ee (ITU)
Waxaa magaalada Bukharest ee Dalka Roomaaniya ka socda shirka Wadamada Xubnaha ka Ah Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah ee loo yaqaanno ITU. Waxa uga qayb-gelaya Soomaaliya Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda oo...
Read more











