Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiranyo leh u diray qoyska, qaraabada, culumaa'udiinka iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal. Madaxweynaha...
Read more











