Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismo cusub oo deegaan ah oo lagu soo kordhiyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya 

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Dhismo cusub oo deegaan ah oo lagu soo kordhiyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ahayd mid xariga looga jarayey dhismaha cusub ee deegaanka u noqoneyso Danjiraha JFS ee dalka Kenya ayaa laga hirgeliyay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya.

Xafladda oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu ka mid yahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Cabdi Faarax Shirdoon, (Saacid), diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale ayaa lagu qabtay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Safiirka Soomaaliya ee Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo madasha ka hadlay ayaa xusay in dhismahan uu qeyb ka yahay xarunta Safaaradda, isla markaana uu deegaan u noqonayo Safiirkasta oo halkan soo mara.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Maxamuud Mursal ayaa ku amaanay mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya dadaalka ay ku bixiyeen dhismaha deegaanka danjiraha.

Dhismaha gurigan cusub ayaa ka kooban deegaan iyo Masjid loogu talagalay shacabka loogu adeegayo xarunta Safaaradda.

Previous Post

Guddiga Xuquuqul Insaanka Haweenka ee BJFS oo ka hadlay ilaalinta xuquuqda carruurta

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In