Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo qaabilay Gabdhaha agoonta ee Iskuulka Boondheere
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Madaxtooyadda ku qaabilay Gabdhaha Agoonta ah ee Iskuulka Boondheere, kaas oo dhismihiisa iyo taakuleyntiisaba uu qayb...
Read more











