Wasiirka Warfaafinta oo ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Marxuum Cabdinaasir
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed, bahda fanaaniinta iyo eheladiisa uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Fanaan,...
Read more











