Xuska Munaasabada Maalinta Diiwaangalinta Madaniga iyo Istaatistikada Muhiimka Ah Ee Afrika
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10ka Agoosto 2022, ku xustay Xarunta Wasaaradda Munaasabadda Maalinta Shanaad ee Diiwaangelinta Madanigaa...
Read more











