Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Digreeto Ku Soo Celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan Ee Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda...
Read more











