Soomaaliya iyo Masar oo ka shiray xoojinta Iskaashiga Waxbarashada “SAWIRRO”
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa Ergada Waxbarashada Wadanka Masar ee Soomaaliya, mudane Hashim Shalabi ,...
Read more











