Madaxweynaha Galmudug Oo Dhagax Dhigay Ceel Laga Qodayo Deegaan Hoostaga Caabudwaaq
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo uu weliyo Madaxweyne ku-xigeenka ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay deegaanka Qudus ee duleedka degmada Caabudwaaq, waxaana halkaasi Madaxweynuha Galmudug uu...
Read more











