Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxweynaha Dooran Ee Dalka Kenya Oo Khadka Taleefonka Ku Wada Hadlay
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa ugu hambalyeeyey isaga iyo Ku-Xigeenkiisa Mudane...
Read more











