Madaxweynaha JFS Oo Kormeeray Cutubyo Ka Tirsan Ciidanka Badda Ee Tababarka U Jooga Ereteriya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalkaas....
Read more











