Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqay joojinta colaadda ka taagan Balanbale
Haweenka magaalada Dhuusamareeb oo yeeshay kulan ayaa ku baaqayay in si shuruud la'aan ah loo joojiyo Dagaalka maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey Deegaanno Hoostaga Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud....
Read more











