Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Dhuusamareeb oo xilka la wareegay
Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdisamad Salaad Aadan ayaa goordhaw xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Cabdi Xaashi Caroole. Munaasabadda xil-wareejinta ayay ka qayb galeen Guddoomiyaha Gobolka...
Read more











