Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay danjiraha Jabuuti ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur-Madobe ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Amb. Mohamed Rashid. Safiirka ayaa Guddoomiyaha...
Read more











