Shirka isku xirka howlaha laamaha hay’adda Socdaalka oo ka furmay Kismaayo “SAWIRRO”
Madaxweyne Ku-xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka Howlaha Laamaha Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo sedexdii bilba mar...
Read more











