Ghana deploys new Police contingent to Somalia
The Ghana Police Service (GPS) has deployed a new contingent of Police officers to serve under the African Union Mission in Somalia (AMISOM). A team of 113 newly deployed personnel,...
Read moreThe Ghana Police Service (GPS) has deployed a new contingent of Police officers to serve under the African Union Mission in Somalia (AMISOM). A team of 113 newly deployed personnel,...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay wafdi ka socda Bangigga Adduunka oo uu hoggaaminayo Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dowladda Gregory Kasunko. Kulanka oo ay ka qeybgaleen...
Read moreWasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxmed Nuur ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda iyo Diinta ee Jubbaland oo ay ka wada hadleen arrimo badan. Labada...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray xarunta Guddiga Doorashooyinka Galmudug iyo xarunta Amniga doorashooyinka, si uu ugu kuurgalo diyaargarowga howlaha doorashooyinka Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Read moreXildhibaan Ismaaciil Mukhtaar Nuunoow oo kat irsan Baarlamaanka Galmudug ahna xubin ka mid ah Guddiga Arimaha Bulshada ayaa maanta booqday dhaawacyada carruurta u badnaay ee waxyeeladu ka soo gaartey waxyaabaha...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreWasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cabdulllaahi Maxamed Nuur iyo ku-xigeenka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Anita Kiki Gbeho ayaa si wadajir...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala oo wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uusan Dhuusamareeb u...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee INTERPOL Jurgen Stock....
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho