Daawo: Wasiirka Gaadiidka XFS oo beeniyay in Maamulka Hawada Soomaaliya lagu celinayo gacmo Shisheeye
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022, waxaa uu beeniyay war lagu faafiyay baraha bulshada...
Read more










