Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Xilka U Kala Wareejiyay Wasiirka Cusub Maaliyadda iyo Wasiirkii Hore
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cilmi Maxamuud Nuur iyo Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan...
Read more











