Shirka Horumarinta Dowlad Wanaagga oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”
Wajiga Kowaad ee shirka horumarinta Daah-furnaanta iyo dowlad Wanaagga oo ay ka qayb qaleen dhammaan mas’uuliyiinta hay’adaha kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabsoomay. Hanti-dhawraha guud ee Qaranka...
Read more









