Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay xuska 15 May “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta degmada Xamar Jajab uga qayb galay munaasabad lagu maamuusayay aas-aaskii ururkii Gobonima doonka Soomaaliyeed...
Read more










