Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug kadib booqasho kooban oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku joogay magaalada Baydhabo...
Read moreSaddex ka tirsanaa dhagarqabayaasha Al-Shabaab ayaa maanta isku dhiibay ciidanka Nabadsugidda Qaranka ee ka howlgalla Gobolka Shabeelaha Dhexe, gaar ahaan magaalo Madaxda Gobolka ee Jowhar. Sedaxdaan oo lagu kala magacaabo...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furtay shirka qiimeynta adeegyada Caafimaadka iyo Wadashaqeynta Wasaaradda iyo Hey’adaha ka shaqeeya Caafimaadka ee sanadka dhamaanaya 2021 iyo qorsheynta Shaqada, wadashaqeynta iyo isla...
Read moreDhageystayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada oo ka mid ah Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, kaasi oo inta badan lagu qaato macluumaad u...
Read moreCiidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno hoos yimaada degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidanka ayaa u jiheystay deegaannada Shaamgare, Mubarak iyo...
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Riyadh ayaa galinkii dambe ee maanta kulan gaar...
Read moreXidigaha Xulka Degmada Dharkeynleey ayaa soo tiigsaday fiinaalka tartanka kubbadda cagta degmooyonka iyo Deegaannada Gobolka Banaadir 2021. Cayaartooyda Dharkeynleey ayaa 1-0 uga badiyay dhigopda Shingaani oo tartanka daafacanaysay, waxaana goolka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa Bulshada magaalada Baydhabo waqti kula qaatay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho