Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyey talaabada ciidamada amnigu ku soo qabteen eedeysanayaal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa sheegay in Cadaaladda la horgeyn doono Eedeysanaasha loo heysto falalka dilka ah ee saddexda muwaadin. "Waxaan xanuunka iyo murugada...
Read more









