Guddoomiye Golaha Shacabka oo qaabilay Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Hoygiisa ku qaabilay Boqorka beelaha Soomaaliland Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buurmadow, kaas oo u yimid salaan iyo...
Read more











