Dawladda Federaalka iyo Dawlad goboleedyada oo xoojinaya iskaashiga dhammeystirka Diiwaanka mideysan “SAWIRRO”
Shir wadatashi ah ayaa maanta uga furmay Muqdisho , Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dawlad gobolleedyada Dalka. Wadatashiga ayaa diiradda...
Read more











