Wasiirka Caafimaadka oo goob joog ka ahayd munaasabad ay xilalka kula wareegayeen Agaasimayaal cusub “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta xilka u kala wareejisay saddex Agaasime Waaxeed oo loo magaacabay Agaasimyaal cusub, kuwaas oo muddadii lasoo dhaafay si...
Read more










