Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo shirka wada-tashiga ku soo gabo gabeysay Baydhabo “SAWIRRO”
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo Magaalada Baydhabo ku soo gaba-gabeeysay Shirka wadatshiga qorshe howleedka Istaraatiijiyadda Xalka Waara ee dowlada gobaleedka Koonfur galbeed. Wada-tashiga oo socday muddo shan cisho ah ayaa ujeeddadiisa...
Read more











