Wasiirka Caafimaadka iyo wafdi ka socday Sweden oo booqasho sharafeed ugu tegay Ra’iisul Wasaare Rooble “SAWIRRO”
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur, Agaasimaha Machadka Caafimadka Qaran ee Soomaaliya iyo wafdi ka koobnaa safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya iyo Hay'adda Caafimaadka Guud ee Dalka...
Read more











