Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Galmudug oo soo saaray awaamiir ku saabsan xoojinta Nabadgelyada
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa caawa soo saaray awaamiir lagu sugayo Amniga Gaalkacyo Guddoomiyaha ayaa wareegtadiisa waxa uu ku faray milkiilaayasha ama maamulayaasha Hoteelada Gaalkacyo inaysan...
Read more











