Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay Safiirka Turkiga xoojinta iskaashiga labada dal “SAWIRRO”
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mehmet Yilmaz, waxa...
Read more











