Wasaaradda Waxbarashada oo daah furtay kulanka wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Quudinta Dugsiyada dalka “SAWIRRO”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka mudane Maxamed Caabbi Xasan ayaa daah furay kulanka Wada-tashiga siyaasadda Qaran ee Quudinta ardayda dhigata Dugsiyada ee aan...
Read more











