Wasaaradda Isboortiga oo ka soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ayaa soo saartay war-saxaafadeed kaga soo horjeesatay doorashada ay qabsadeen guddiga Olombiyada Soomaaliyeed, waxaana ay magacawday guddi ka soo tala bixiya doorashada ay qabsadeen Guddiga, taasi...
Read more











