Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay Madaxdii ka qeyb gashay sanad guuradii Puntland “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyay Xildhibaan Maxamuud Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo...
Read more











