Kulan looga hadlayay xoojinta Nabadgelyada oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ka qeyb galay kulan lagu xoojinayay Nabadgelyada magaalada Gaalkacyo iyo Deegaannada hoos yimaada oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen...
Read more











