Ciidanka Danab oo raashin u qaybiyay qoysas ku nool tuulo hoostagta Jowhar “SAWIRRO”
Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ayaa deeq raashin ah waxay gaarsiiyeen qoysas dan yar ah oo ku dhaqan deegaanka Daa’if oo hoostaga caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar. Saraakiisha Ciidanka...
Read more











