Qaar ka mid ah Wasiirada Koonfur Galbeed oo Isbitaalka ku Booqday dhaawacyada Qaraxii maanta “SAWIRRO”
Wasiirada Caafimaadka, Warfaafinta, Shaqada iyo Waxbarashada ayaa galabta ku booqday isbitaalka (Bay Regional Hospital) ee magaalada Baydhabo dhaawacyada dadkii shacabka ahaa ee maanta kooxda Al-Shabaab qarax miino ah la beegsatay....
Read more











