Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland oo ka hadlay guulihii laga gaarey howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay hannaanka loo maray cadaaladooda Shabakado ka tirsan Al-Shabaab oo Gaalkacyo lagu Maxkamadeeyay. Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Mudane Cabdiladhiif Muuse Sanyare...
Read more











