Ciidanka xoogga dalka iyo Daraawiishta Galmudug oo la wareegay deegaanka Qodqod “SAWIRRO”
Ciidanka xoogga dalka, Daraawiishta iyo Nabadsugidda Galmudug oo wada jira ayaa Argagixisada Al-Shabaab kala wareegay maanta deegaanka Qodqod oo hoos taga degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug. Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga...
Read more










