Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay Geerida Allaha u naxriistee Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil
إنا لله وإنا إليه راجعون Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddooomiye ku-xigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha...
Read more










