Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf ku maamuusay Guddiga iyo Howlwadeennadii Xuska Todobaadka Xorriyadda “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo casho sharaf ku maamuusay Guddigii iyo Hawl-wadeennadii Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda, Kooxaha Qaran...
Read more











