Ra’iisul Wasaare Rooble oo Cusbitaal Madiina ku booqday dhaawacyada dhallinyaradii ku dhaawacantay qarixii argagixisanimo “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii bahalnimo ee argagixisadu ay ku beegsadeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo u soo istaagay difaaca dalkooda....
Read more










