Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo booqday qoys hooygooda uu dab baabi’iyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Dhuusamareeb oo booqday qoys hooygooda uu dab baabi’iyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimadda Galmudug mudane Cabdiraxmaan Cali Maxamed “Geedaqorow” ayaa maanta booqasho ugu tagay qoys danyara oo dhawaan hoygii ay daganaayeen dab baabi’iyay.

Guddoomiyaha oo ay wehliyeen guddoomiyaha xaafadda Dayax Axmedsiciid Maxamed Suudi iyo Ganacsade Nuur Xiirane ayaa qoyska la qaybsaday dhibkii soo gaaray inay ka xunyihiin, una kuurgalay khasaaraha hantiyeed ee qoyska gaaray, si loogu sameeyo caawin bulshadana loogu bandhigo taakulaynta iyo garab istaaga baahida qoyskani wajahayo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiye Geedaqorow ayaa qoyska u sheegay in loo dhisayo guryihii uu dabku baabi’iyay, maamulkuna uu dhisayo isagoo kaashanaya ganacsatada iyo bulshada magaalada Dhuusamareeb.

Sidoo kale Ganacsade Nuur Xiirane iyo guddoomiyaha xaafadda Dayax Axmedsiciid Maxaamed Suudi ayaa sidoo kale sheegay inay qayb ka qaadanayaan dib u dhiska guryahooda iyo nolosha kale ee qoyska.

Ugu dambayn Aabaha qoyska gurigoodu baaba’ay ayaa ka mahadceliyay booqashada guddoomiyaha iyo guddiga xaafadda iyo balan qaadka ay sameeyeen ee ay guriga ugu dhisayaan.

Previous Post

Akhriso War-saxaafadeedka Daahfurka qaadashada Tallaalka ka hortaga COVID-19 ee Shaqaalaha Dowladda

Next Post

Dad badan oo ku waxyeeloobay weerar Israa’iil ay ka fuliyeen Qaza

Next Post
Dad badan oo ku  waxyeeloobay weerar Israa’iil ay ka fuliyeen Qaza

Dad badan oo ku waxyeeloobay weerar Israa’iil ay ka fuliyeen Qaza

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In