Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku lahayd deegaanno hoostaga Balcad “SAWIRRO”
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoosta degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ku bur buriyeen fariimo maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen. Deegaanada ay ciidamada...
Read more











