Xuska 26ka June oo lagu qabtay Beladweyne “SAWIRRO”
Xuska sanad guurada 61aad ee ka soo wareegatay marka Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ka xoroobeen gumeestihi Ingiriiska ayaa caawa si weyn looga xusay magalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Munaasabad...
Read more











