Taliska Qeybta Booliska Gobolka Nugaal oo faah faahin ka bixiyay dhallinyaro ceel ku dhimatay
Taliye ku xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Gaashaanle Cismaan Maxamuud Buraale ayaa sheegay in ceelka af dhurwaayaale ee duleedka Garoowe ay ku geeriyoodeen wiilal dhallinyaro ah oo halkaas u dabaal...
Read more











