Wasiiro ka tirsan XFS oo ka qeybgalay shirka saddex biloodlaha ee Hay’adda Socdaalka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Shirkan oo 3-dii bil mar la qabto ayaa lagu soo bandhigaa waxqabadka hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Taliyaha Ciidanka Booliska, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga...
Read more











