Madaxweynaha Galmudug oo bogaadiyay howlgallada ciidamada ee ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay xerada Taliska Qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb iyo fariisimaha kale ee ciidamadu ku leeyihiin duleedka Caasimadda Galmudug, halkaasi...
Read more











