Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo kormeertay Taalada Daljirka Dahsoon “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa galabta kormeertay Taalada Daljirka Daahson ee Degmada Boondheere iyo Xeebta Liido ee Degmada C/casiis...
Read more











