Dowladda oo cambaaraysay Duqayn lala beegsaday xarunta Bisha Cas Qatar ee Marinka Gaza
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynaysaa weerarka duqeynta cirka ah ciidamada gumeysiga Israaiil ay ku bartilmaameedsadeen xarunta hey'adda Bisha Cas ee Qatar ee marinka Gaza galabnimadii Isniinta, 17-ka May,...
Read more











