Xulka Soomaaliya oo caawa laga badiyay
Xulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa caawa dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar. Kulanka oo ahaa mid aad u xiiso badan, ayna u soo...
Read moreXulalka Cumaan iyo Soomaaliya ayaa caawa dheelay cayaar ka tirsan Fifa Arab Cup oo lagu marti geliyay Dalka Qatar. Kulanka oo ahaa mid aad u xiiso badan, ayna u soo...
Read moreWasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa soo dhaweeyay guddiyada Doorashooyinka ee uu caawa magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. "Dadaal dheer iyo kala hufid ka dib,...
Read moreMudane Maxamed Cabdiraxmaan Cali Siiriin oo ka mid ah murashixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa soo dhaweeyay dhameystirka iyo magacaabista guddiyada hirgelinta doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee...
Read moreXildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista guddiyada doorashooyinka ee heer federaal iyo heer dowlad Goboleed, isagoo codsaday in...
Read moreGuddoomiyaha Guddigii hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqadii guddiga ee kala shaan-dheynta xubnaha cabashada laga keenay, isagoo...
Read moreMudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah murashixiinta xilka Madaxtinimo ee dalka ayaa soo dhaweeyay magacaabista guddiyada hirgelinta doorashooyinka heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee uu caawa magacaabay...
Read moreWasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaary degmada Waajid ee Gobalka Bakool. Wasiirka ayaa degmada u tegay wax ka ogaanshaha xaaladda Noloshada bulshada...
Read moreWasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Caadil Sheegow Sagaar iyo Wasiiru dowlaha Amniga ee Soomaaliya Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Dhaqan...
Read moreKa dib markii dib u eegis iyo wax ka baddel lagu sameeyay sidii uu dhigayay heshiiskii 27-kii May ee Golaha Wadatashiga Qaranka, Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa...
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta la kulmay inta badan howlwadeennada Wasaaradda, kaasi oo ujeeddadiisu ahayd is-barasho iyo dardargalinta...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho