Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda ee UK ee Soomaaliya Mrs. Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo...
Read more











